Event-details

img not foundimg not foundimg not foundimg not found
Amiin Quran Online
imtixaanka 1aad ee kalka 2aad(Semester 2 ,Exam 1)
img not found

Dhammaan fasalada kala duwan ee dugsiga amiin quran online waxa si rasmi ah uga bilaabmay examkii 1 ee semester 2 oo socon doona muddo 3 maalmood ah.

Natiijo Fiican ayaan u rejaynaynaa dhammaan ardayda.