Event-details

img not foundimg not foundimg not foundimg not found
Amiinquranonline
Wargalin muhiim ah oo ku saabsan fasaxa dugsiga ee bisha january
img not found

Wargalin muhiim ah

Maamulka dugsiga Amiin Quran Online waxa uu ku wargalinayaa dhammaan waalidka iyo ardaydaba in dugsigu fasax noqon doono muddo 10 maalmood ah, laga bilaabo 9 January 2024 ilaa 19 January 2024.

Duruusta waxa dib loo bilaabi doonaa 20 January 2024 Inshaa Allaah.


Important Notice

The administration wishes to inform parents and students that the school will be closed for 10 days, from 9 January 2024 to 19 January 2024.

Lessons will resume on 20 January 2024 inshaa Allaah.